Waa in aad isqortid si aad akawnti ugu yeelatid MARC oo aad u isticmaashid baranaamijka qorsheynta ganacsiga ee Business Plan Builder. Markii aad isqortid waxa aad awoodi doontaa inaad adeegsatid barnaamijka Business Plan Builder si aad u baartid xogta aad u baahan tahay iyo in aad qoratid qorshe ganacsi. Adeeggani waa lacag la?aan. Marka aad isticmaalaysid adeegan waxaad ogolaatay in aan Minneapolis Public Library mas?uul ka ahayn natiijada ganacsigaaga iyo in aan qorista qorshe ganacsi damaanad qaadayn helitaanka lacag maalgalin.
Haddii aad qabtid wax su?aal ah oo ku saabsan barnaamijka MERC, fadlan la soo xiriir jrnelson@hclib.org or 612.630.6469